Kooxdii dishay Madaxweyne Jovenel Moise oo qaarkood la dilay kuwa kalana la qabtay

Booliska dalka Haiti ayaa dilay afar “calooshood u shaqeystayaal” oo ay sheegeen inay ka dambeeyeen dilka madaxweyne Jovenel Moise, ayaga oo laba kalena xabsiga dhigay. Booliska ma aysan shaacin xogta dadkan iyo sababta ay u weerareen guriga Moise ee magaalada caasimadda ah Port-au-Prince, halkaasi oo sidoo kalena ay ku dhaawaceen xaaskiisa, Arbacadii. Madaxa booliska qaranka … Continue reading Kooxdii dishay Madaxweyne Jovenel Moise oo qaarkood la dilay kuwa kalana la qabtay